Surah Surah 1. Al-Fatihah ( The Opening ) [7] 2. Al-Baqarah ( The Cow ) [286] 3. Al-Imran ( The Famiy of Imran ) [200] 4. An-Nisa ( The Women ) [176] 5. Al-Maidah ( The Table spread with Food ) [120] 6. Al-An'am ( The Cattle ) [165] 7. Al-A'raf (The Heights ) [206] 8. Al-Anfal ( The Spoils of War ) [75] 9. At-Taubah ( The Repentance ) [129] 10. Yunus ( Jonah ) [109] 11. Hud [123] 12. Yusuf (Joseph ) [111] 13. Ar-Ra'd ( The Thunder ) [43] 14. Ibrahim ( Abraham ) [52] 15. Al-Hijr ( The Rocky Tract ) [99] 16. An-Nahl ( The Bees ) [128] 17. Al-Isra ( The Night Journey ) [111] 18. Al-Kahf ( The Cave ) [110] 19. Maryam ( Mary ) [98] 20. Taha [135] 21. Al-Anbiya ( The Prophets ) [112] 22. Al-Hajj ( The Pilgrimage ) [78] 23. Al-Mu'minoon ( The Believers ) [118] 24. An-Noor ( The Light ) [64] 25. Al-Furqan (The Criterion ) [77] 26. Ash-Shuara ( The Poets ) [227] 27. An-Naml (The Ants ) [93] 28. Al-Qasas ( The Stories ) [88] 29. Al-Ankaboot ( The Spider ) [69] 30. Ar-Room ( The Romans ) [60] 31. Luqman [34] 32. As-Sajdah ( The Prostration ) [30] 33. Al-Ahzab ( The Combined Forces ) [73] 34. Saba ( Sheba ) [54] 35. Fatir ( The Orignator ) [45] 36. Ya-seen [83] 37. As-Saaffat ( Those Ranges in Ranks ) [182] 38. Sad ( The Letter Sad ) [88] 39. Az-Zumar ( The Groups ) [75] 40. Ghafir ( The Forgiver God ) [85] 41. Fussilat ( Explained in Detail ) [54] 42. Ash-Shura (Consultation ) [53] 43. Az-Zukhruf ( The Gold Adornment ) [89] 44. Ad-Dukhan ( The Smoke ) [59] 45. Al-Jathiya ( Crouching ) [37] 46. Al-Ahqaf ( The Curved Sand-hills ) [35] 47. Muhammad [38] 48. Al-Fath ( The Victory ) [29] 49. Al-Hujurat ( The Dwellings ) [18] 50. Qaf ( The Letter Qaf ) [45] 51. Adh-Dhariyat ( The Wind that Scatter ) [60] 52. At-Tur ( The Mount ) [49] 53. An-Najm ( The Star ) [62] 54. Al-Qamar ( The Moon ) [55] 55. Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) [78] 56. Al-Waqi'ah ( The Event ) [96] 57. Al-Hadid ( The Iron ) [29] 58. Al-Mujadilah ( She That Disputeth ) [22] 59. Al-Hashr ( The Gathering ) [24] 60. Al-Mumtahanah ( The Woman to be examined ) [13] 61. As-Saff ( The Row ) [14] 62. Al-Jumu'ah ( Friday ) [11] 63. Al-Munafiqoon ( The Hypocrites ) [11] 64. At-Taghabun ( Mutual Loss & Gain ) [18] 65. At-Talaq ( The Divorce ) [12] 66. At-Tahrim ( The Prohibition ) [12] 67. Al-Mulk ( Dominion ) [30] 68. Al-Qalam ( The Pen ) [52] 69. Al-Haaqqah ( The Inevitable ) [52] 70. Al-Ma'arij (The Ways of Ascent ) [44] 71. Nooh [28] 72. Al-Jinn ( The Jinn ) [28] 73. Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) [20] 74. Al-Muddaththir ( The One Enveloped ) [56] 75. Al-Qiyamah ( The Resurrection ) [40] 76. Al-Insan ( Man ) [31] 77. Al-Mursalat ( Those sent forth ) [50] 78. An-Naba' ( The Great News ) [40] 79. An-Nazi'at ( Those who Pull Out ) [46] 80. Abasa ( He frowned ) [42] 81. At-Takwir ( The Overthrowing ) [29] 82. Al-Infitar ( The Cleaving ) [19] 83. Al-Mutaffifin (Those Who Deal in Fraud) [36] 84. Al-Inshiqaq (The Splitting Asunder) [25] 85. Al-Burooj ( The Big Stars ) [22] 86. At-Tariq ( The Night-Comer ) [17] 87. Al-A'la ( The Most High ) [19] 88. Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) [26] 89. Al-Fajr ( The Dawn ) [30] 90. Al-Balad ( The City ) [20] 91. Ash-Shams ( The Sun ) [15] 92. Al-Layl ( The Night ) [21] 93. Ad-Dhuha ( The Forenoon ) [11] 94. As-Sharh ( The Opening Forth) [8] 95. At-Tin ( The Fig ) [8] 96. Al-'alaq ( The Clot ) [19] 97. Al-Qadr ( The Night of Decree ) [5] 98. Al-Bayyinah ( The Clear Evidence ) [8] 99. Az-Zalzalah ( The Earthquake ) [8] 100. Al-'adiyat ( Those That Run ) [11] 101. Al-Qari'ah ( The Striking Hour ) [11] 102. At-Takathur ( The piling Up ) [8] 103. Al-Asr ( The Time ) [3] 104. Al-Humazah ( The Slanderer ) [9] 105. Al-Fil ( The Elephant ) [5] 106. Quraish [4] 107. Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) [7] 108. Al-Kauther ( A River in Paradise) [3] 109. Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) [6] 110. An-Nasr ( The Help ) [3] 111. Al-Masad ( The Palm Fibre ) [5] 112. Al-Ikhlas ( Sincerity ) [4] 113. Al-Falaq ( The Daybreak ) [5] 114. An-Nas ( Mankind ) [6]
Languages Languages العربية English English - Yusuf Ali English - Transliteration English - Rowwad Translation Center English - Ahmed Ali English - Ahmed Raza Khan English - Arberry English - Daryabadi English - Hilali & Khan English - Talal Itani English - Maududi English - Mubarakpuri English - Pickthall English - Qarai English - Qaribullah & Darwish English - Sarwar English - Shakir English - Wahiduddin Khan Français Español Spanish Cortes Spanish Garcia Português Deutsch German Bubenheim & Elyas German Khoury German Zaidan Italiano Nederlands Dutch Leemhuis Dutch Siregar Русский Russian Абу Адель Russian Аль-Мунтахаб Russian Крачковский Russian Кулиев Russian Османов Russian Порохова Russian Саблуков Română Greek Svenska Shqip Shqip Feti Mehdiu Shqip Sherif Ahmeti Bosanski Bosnian Mlivo Български České České Nykl Norwegian Türkçe Turkish Alİ Bulaç Turkish Çeviriyazı Turkish Diyanet İşleri Turkish Diyanet Vakfı Turkish Edip Yüksel Turkish Elmalılı Hamdi Yazır Turkish Öztürk Turkish Suat Yıldırım Turkish Süleyman Ateş Polski Croatian Georgian Српски українська Macedonian Lithuanian Azəri Azerbaijani Məmmədəliyev & Bünyadov اردو Urdu Maududi Urdu Ahmed Raza Khan Urdu Jalandhry Urdu Qadri Urdu Jawadi Urdu Junagarhi Urdu Najafi 日本語 한국어 中文 Chinese (Traditional) Hindi Hindi Muhammad Farooq Khan മലയാളം Malayalam Karakunnu & Elayavoor தமிழ் Melayu Indonesian Indonesian Quraish Shihab Indonesian Tafsir Jalalayn বাংলা জহুরুল হক فارسى كوردی Pashto Тоҷикӣ Татарча ไทย ئۇيغۇرچە Ўзбек Uzbek Mikhailo Yakuboych ދިވެހި Sindhi অসমীয়া Bisayan Iranun Maguindanaon Dari Hebrew қазақ тілі Khmer Marathi Hausa soomaali Swahili Afar N'ko Akan Chewa Dagbani Kinyarwanda Lingala Luganda Luhya Malagasy Mõõré Yaw Amazigh Amharic
soomaali Surah At-Taghabun ( Mutual Loss & Gain ) - Aya count 18
يُسَبِّحُ لِلَّهِ مَا فِى ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِى ٱلْأَرْضِ ۖ لَهُ ٱلْمُلْكُ وَلَهُ ٱلْحَمْدُ ۖ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَىْءٍۢ قَدِيرٌ ﴿١﴾
Waxaa Eebe nasaha (weyneeya) waxa Samaawaatka (Cirka) iyo Dhulka ku sugan awood iyo mahadbana Eebaa iska leh, wax walbana isagaa kara.
هُوَ ٱلَّذِى خَلَقَكُمْ فَمِنكُمْ كَافِرٌۭ وَمِنكُم مُّؤْمِنٌۭ ۚ وَٱللَّهُ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ ﴿٢﴾
Eebe waa kan idin anbuuray qaarkiinna gaaluu noqday, qaarkiinna Mu'miniin, Eebana waxaad Camal falaysan waa arkaa.
خَلَقَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضَ بِٱلْحَقِّ وَصَوَّرَكُمْ فَأَحْسَنَ صُوَرَكُمْ ۖ وَإِلَيْهِ ٱلْمَصِيرُ ﴿٣﴾
Samaawaatka (Cirka) iyo Dhulkaba wuxuu Eebe u abuuray si xaq ah, wuuna idin sawiray Eebe, dadoow suuraddiinana wuu wanaagjiyey, isagaana loo noqon (Ahkhiro).
يَعْلَمُ مَا فِى ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ وَيَعْلَمُ مَا تُسِرُّونَ وَمَا تُعْلِنُونَ ۚ وَٱللَّهُ عَلِيمٌۢ بِذَاتِ ٱلصُّدُورِ ﴿٤﴾
Wuxuu ogyahay waxa samaawaatka (Cirka) iyo Dhulka ku sugan, wuxuuna ogyahay waxaad qarinaysaan iyo waxaad muujinaysaan, Eebana waa ogyahay waxa laabta (Qalbiga) ku jira.
أَلَمْ يَأْتِكُمْ نَبَؤُاْ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِن قَبْلُ فَذَاقُواْ وَبَالَ أَمْرِهِمْ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌۭ ﴿٥﴾
Miyuuna idin soo gaarin warkii kuwii gaaloobay ee horreeyey, waxay dhadhamiyeen xumaantii camalkoodii, waxaana u sugnaaday caddibaad daran.
ذَٰلِكَ بِأَنَّهُۥ كَانَت تَّأْتِيهِمْ رُسُلُهُم بِٱلْبَيِّنَٰتِ فَقَالُوٓاْ أَبَشَرٌۭ يَهْدُونَنَا فَكَفَرُواْ وَتَوَلَّواْ ۚ وَّٱسْتَغْنَى ٱللَّهُ ۚ وَٱللَّهُ غَنِىٌّ حَمِيدٌۭ ﴿٦﴾
Arrintaas waxaa ugu wacan in Rasuullo ula yimaadeen xujooyin ayna dheheen (Gaaladii) ma dadbaa na hanuunin ayna gaaloobeen oo jeedsadeen, iskana deeqtoonaysiiyeen (weynaysiiyeen) Eebe, Eebana waa midka hodanka ah lana mahadiyo.
زَعَمَ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَن لَّن يُبْعَثُواْ ۚ قُلْ بَلَىٰ وَرَبِّى لَتُبْعَثُنَّ ثُمَّ لَتُنَبَّؤُنَّ بِمَا عَمِلْتُمْ ۚ وَذَٰلِكَ عَلَى ٱللَّهِ يَسِيرٌۭ ﴿٧﴾
Waxay sheegeen kuwii gaaloobay inaan la soo bixinaynin, waxaad dhahdaa saas ma aha, Eebaa wuxuu ku dhaartay in la idin soo bixin laydinkana warrami waxaad camal fasheen, taasina waa u fududahay Eebe.
فَـَٔامِنُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَٱلنُّورِ ٱلَّذِىٓ أَنزَلْنَا ۚ وَٱللَّهُ بِمَا تَعْمَلُونَ خَبِيرٌۭ ﴿٨﴾
Ee rumeeya Eebe iyo Rasuulkiisa iyo nuurka Eebe soo dejiyey (Quraanka) Eebana waxaad camal falaysaan waa ogyahay.
يَوْمَ يَجْمَعُكُمْ لِيَوْمِ ٱلْجَمْعِ ۖ ذَٰلِكَ يَوْمُ ٱلتَّغَابُنِ ۗ وَمَن يُؤْمِنۢ بِٱللَّهِ وَيَعْمَلْ صَٰلِحًۭا يُكَفِّرْ عَنْهُ سَيِّـَٔاتِهِۦ وَيُدْخِلْهُ جَنَّٰتٍۢ تَجْرِى مِن تَحْتِهَا ٱلْأَنْهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَآ أَبَدًۭا ۚ ذَٰلِكَ ٱلْفَوْزُ ٱلْعَظِيمُ ﴿٩﴾
Maalinta qiyaamada ee Ilaahay idin soo kulmin waa maalin kado, ruuxiise Ilaah rumeeya camal wanaagsanna fala Eebe xumaantiisa (dambigiisa) wuu asturi, wuxuuna galin Janooyin ay dhex dureeraan Wabiyaal way kuna waaraan waligood, taasina waa liibaan weyn.
وَٱلَّذِينَ كَفَرُواْ وَكَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَآ أُوْلَٰٓئِكَ أَصْحَٰبُ ٱلنَّارِ خَٰلِدِينَ فِيهَا ۖ وَبِئْسَ ٱلْمَصِيرُ ﴿١٠﴾
kuwa gaaloobayse beeniyeyna Aayaadka Eebe waa kuwa Ahlu Naar ah waxayna ku waari dhexdeeda, meel loo ahaadana iyadaa u xun.
مَآ أَصَابَ مِن مُّصِيبَةٍ إِلَّا بِإِذْنِ ٱللَّهِ ۗ وَمَن يُؤْمِنۢ بِٱللَّهِ يَهْدِ قَلْبَهُۥ ۚ وَٱللَّهُ بِكُلِّ شَىْءٍ عَلِيمٌۭ ﴿١١﴾
Wixii Musiiba ah (dhib ah) oo dhaca waa idinka Eebe, ruuxiise Eebe rumeeya waxaa hanuuni (oo xasili) qalbigiisa, Eebana wax walba waa ogyahay.
وَأَطِيعُواْ ٱللَّهَ وَأَطِيعُواْ ٱلرَّسُولَ ۚ فَإِن تَوَلَّيْتُمْ فَإِنَّمَا عَلَىٰ رَسُولِنَا ٱلْبَلَٰغُ ٱلْمُبِينُ ﴿١٢﴾
Eebe adeeca Rasuulkiisana adeeca, haddaadse jeedsataan (xaqa diidaan) waxaa Rasuulka saaran uun inuu si cad wax u gaargiiyo.
ٱللَّهُ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ ۚ وَعَلَى ٱللَّهِ فَلْيَتَوَكَّلِ ٱلْمُؤْمِنُونَ ﴿١٣﴾
Eebe mooyee Ilaah kale ma jiro, isaga uunna ha tala saarteen Mu'miniintu.
يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِنَّ مِنْ أَزْوَٰجِكُمْ وَأَوْلَٰدِكُمْ عَدُوًّۭا لَّكُمْ فَٱحْذَرُوهُمْ ۚ وَإِن تَعْفُواْ وَتَصْفَحُواْ وَتَغْفِرُواْ فَإِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٌۭ رَّحِيمٌ ﴿١٤﴾
Kuwa xaqa rumeeyow Haweenkiinna iyo Caruurtiina waxaa ka mid ah kuwo Col idiin ah ee ka digtoonaada, haddaadse iska cafidaan saamaxdaanna Eebe waa dambi dhaafe naxariiste ah.
إِنَّمَآ أَمْوَٰلُكُمْ وَأَوْلَٰدُكُمْ فِتْنَةٌۭ ۚ وَٱللَّهُ عِندَهُۥٓ أَجْرٌ عَظِيمٌۭ ﴿١٥﴾
Xoolihiinnu iyo Caruurtiinnu waa uun fidno (ibtilo) Eebe agtiisaase ajir weyn (ku sugan yahay).
فَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ مَا ٱسْتَطَعْتُمْ وَٱسْمَعُواْ وَأَطِيعُواْ وَأَنفِقُواْ خَيْرًۭا لِّأَنفُسِكُمْ ۗ وَمَن يُوقَ شُحَّ نَفْسِهِۦ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلْمُفْلِحُونَ ﴿١٦﴾
Eebe ka dhawrsada intaad kartaan, maqla oo adeecana (weyneeya), waxna baxsada, ruuxii laga dhawro bakhaylnimada naftiisa waa liibaanay.
إِن تُقْرِضُواْ ٱللَّهَ قَرْضًا حَسَنًۭا يُضَٰعِفْهُ لَكُمْ وَيَغْفِرْ لَكُمْ ۚ وَٱللَّهُ شَكُورٌ حَلِيمٌ ﴿١٧﴾
haddaad Eebe amaah fiican amaahsataan (wax sadaqaysataan) Eebe waa idiin laab laabi, dambigiinana wuu dhaafi, Eebana waa kan la mahadiyo ee ee dusha san.
عَٰلِمُ ٱلْغَيْبِ وَٱلشَّهَٰدَةِ ٱلْعَزِيزُ ٱلْحَكِيمُ ﴿١٨﴾
waxa maqan iyo waxa joogaba Eebe wa ogyahay waana adkaade Falsan.